BBC Somali!

App-ka rasmiga ah ee BBC Somali ee AudioNow waxa uu ku siinayaa barnaamijyadii ugu dambeeyay iyo wararka ugu waaweyn. Waxaad barnaamijyada raadiyaha ku dhegeysan kartaa adigoo isticmaalaya daaraha codka ee bilaashka ah ama adigoo isticmaalaya wicidda teleefoonka (lacag ayuu kugu noqon karaa, ka hubi shirkadaada)- Ka akhriso wararka ugu waaweyn uguna dambeeyay bogga BBC Somali- Ku dhegeyso barnaamijyada aad ugu jeceshahay idaacadda daaraha codka ee bilaashka ah, ama adeegga wicidda teleefoonka. Please check with your service provider before calling.